Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ayid
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Arrin, figrad iyo go'aan taageerid.
Is-rogga falkan
-day, -dday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ayidid
Magac faleed dheddig
2: ayidsan
Fal gudbe, isrogrogga 4aad
3: ayidsanaan
Magac faleed dheddig
4: ayidsanaansho
Magac lab ama dheddig
5: ayiman
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
6: ayimid
Magac faleed dheddig
7: ayimnaan
Magac faleed dheddig
8: ayimnaansho
Magac lab ama dheddig