bacran
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bacran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
bacran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).
Is-rogga falkan
-naa, -nayd