farkannax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
farkannax1
Magac labDareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax¹, fargannax¹.
farkannax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax², fargannax².
Is-rogga falkan
-xay, -xday