banmar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
banmar1
Magac lab1
Cudur caaliriya candho neef markaa dhalay oo ka yimaadda nadaafaddarro.
2
la midka ah (ld):
banmarid
banmar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCandho neef markaa dhalay nadaafaddarro awgeed caalirid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay