Qaamuusle LogoQaamuusle

bannaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bannaan1
Magac lab
1
Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban.
2
Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
bannaan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho.
2
Wax sharciga waafaqsan ahaansho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd