Qaamuusle LogoQaamuusle

bantar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bantar1
Magac lab khabar
1
B. ah: fal aan qiimo lahayn, kibir ku jiro oo cidi ku kacdo.
2
B. ah: hilib aad caato u ah oo aan la cuni karin.
bantar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Fal aan qiimo lahayn oo kibir ku jiro ku kicid.
2
Hilib aad u caatoobid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay