waswaas
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
waswaas1
Magac lab khabarShaki; isla-hadal; laballaabow. ld wiswis¹.
waswaas2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof wax uu samayn lahaa ka shakiyid.
Tusaale
“Cali muufadii uu lahaa buu ka waswaasay”
la mid ah:wiswis².
Is-rogga falkan
-say, -stay