baqtiggowrac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baqtiggowrac1
Magac labColaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka laga gudbo, dadka nool daaye, kuwa dhinta la foolxumeeyo (gowrac, addimo ka goyn iwm); baqtiwareen. ld bakhtiggowrac¹.
baqtiggowrac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadBaqtigowrac ku kicid. ld bakhtiggowrac².
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -rici