baroordiiq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baroordiiq1
Magac lab ama dheddig1
Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi.
2
la midka ah (ld):
baroordiiqid
baroordiiq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU b.: hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis ah qof dhibaato culus gaartay u jeedin; tacsi ugu tegid.
Is-rogga falkan
-qay, -qday