Qaamuusle LogoQaamuusle

barooro

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

barooro1
Magac dheddig
1
Quwaaxa masaggada marka uu curdanka yahay ee aan la cuni karin.
2
Meseggo aan sabuulkeedii ku bislaan.
barooro2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Haweeney dhibaato ay la kulantay awgeed, qaylo dheer oo cataw iyo ilmo leh samayn.
Is-rogga falkan

-rtay, -ratay