barriiqo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
barriiqo1
Magac dheddigRaadka uu wax sabiibixday dhulka ku reebo.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
barriiqo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aadKu b.: wax meel sibiibix ah ku sidbasho.
Is-rogga falkan
-qday, -qatay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ooyin, m.l
-qday, -qatay