Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
bawaasiir
Magac dheddig
Daawo
Ballaarashada xididdada badan ee dhiiggu ka buuxo oo ku yaal futada qarkeeda. Badanaa waxa keena calool joogsi muddo dheer socday ama shuban. ld baabasiir, baabusiir, baawasiir.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: bawhaar
Magac lab
2: bawis
Magac lab
3: bawisid
Magac faleed dheddig
4: bawlad
Magac dheddig
5: bawlo
Magac dheddig
6: bawne
Magac lab