Qaamuusle LogoQaamuusle

bayaxaw

Magac dheddig
1
Xiddigta u dhexeysa garbo iyo gudban.
2
Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
3
Qof ama xoolo falxad ah.