dacay
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dacay1
Magac labXarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.
dacay2
Magac dheddigFaruurta hoose ee xoolaha.
dacay3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNeef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.
Is-rogga falkan
-yay, -yday; -yi