Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
baylah
Magac dheddig
1
Meel cidla ah oo cabsi leh.
2
B. ah: hanti aan cid ilaalisa la joogin.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: bayaad
Magac lab
2: bayaan
Magac lab
3: bayaani
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: bayaanin
Magac faleed dheddig
5: bayaxaw
Magac dheddig
6: bayb
Magac lab
7: baybayle
Magac lab
8: baybaysasho
Magac faleed dheddig