beel
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
beel1
Magac dheddigCid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.
Wadarta Magacan
-lo, m.l
beel2
Magac dheddig ururKoox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
beel3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHanti ama wax kale oo hore loo lahaa tirmid; waayid.
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay