Qaamuusle LogoQaamuusle

beeran

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

beeran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Miro geedo iwm wax baxay noqosho.
2
Ku b.: qof, dareen gaar ah ku abuurmid.
Is-rogga falkan

-rmay, -rantay; -rmi

beeran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Miro, geedo iwm wax dhul lagu beeray ahaansho.
Is-rogga falkan

-rnaa, rnayd