Qaamuusle LogoQaamuusle

biixi

Magac dheddig
1
Lafaha dhaardheer oo ad'adag oo naflayda middooda.
2
Qayb laf ah.
3
B. ah: qof caato ah ee aad xoog u leh.
Wadarta Magacan

-xyo, m.l