Qaamuusle LogoQaamuusle

bąlow

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bąlow1
Magac lab
1
Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan.
2
la midka ah (ld):
balwid
bąlow2
Magac lab
Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin.
bąlow3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin.
Is-rogga falkan

-lway, -lowday; -lwi