bųr
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bųr1
Magac labUl culus, toosan, madax buuran leh oo hub ahaan loo qaato; qool; garruun. ld bud¹.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
bųr2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Weyso gadmid.
2
Dheri dhooba ah kala jabid.
3
Xeer jiray baabbi'id.
4
Markhaati beenoobid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay