Qaamuusle LogoQaamuusle

dhambal

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhambal1
Magac lab
1
Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey.
2
la midka ah (ld):
dhambalid
dhambal2
Magac dheddig
1
Raro.
2
Nooc aleesha ka mid ah oo inta la taxo dhiilasha iwm lagu qurxiyo. ld dhombol.
Wadarta Magacan

-lo, m.l

dhambal3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax si dherer ah u kala dillaacin.
2
Galley shiidid.
Is-rogga falkan

-alay, -ashay