cadgo'
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
cadgo'1
Magac labDhibaato hakisa dhaqdhaqaaqa; muruqgo'.
cadgo'2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMuruqyada, dhibaato xanuun leh oo hakisa dhadhaqaaqa ku dhicid; muruqgo'.
Is-rogga falkan
-'ay, -'day
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-'ay, -'day