Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
butaac
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Dareere meel uu ku jiray hal mar si xoog leh uga soo daadasho.
2
biyo fataahid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: butaaci
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
2: butaacid
Magac faleed dheddig
3: butaacin
Magac faleed dheddig
4: butaaco
Magac dheddig
5: buto
Magac dheddig
6: butuc
Magac lab
7: butucsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: butucsanaan
Magac faleed dheddig