buur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
buur1
Magac lab ama dheddig1
Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan.
2
Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.
Wadarta Magacan
-rar/-ro, m.l
buur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid.
2
Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).
Is-rogga falkan
-ray, -rtay