Qaamuusle LogoQaamuusle

caadla'aan

Magac dheddig
1
Xasilloon ahaansho (cir).
2
Caddaan; xaqiiqo.
3
C. ah: xasilloon (cir).
4
C. ah: Wax saafi ah; wax caddaan ah.