Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
caanyee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Harag caano ku jilcin.
2
Ma daroorsha ka dhigid, agloolid.
3
Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin).
4
Qof si xun ula dhaqasho.
Is-rogga falkan
-eeyay, -eysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: caa'ilo
Magac dheddig urur
2: caabaq
Magac lab
3: caabaqid
Magac dheddig
4: caabbi
Magac lab
5: caabbin
Magac dheddig
6: caabbiri
Magac lab
7: caabbis
Magac lab
8: caabbiye
Magac lab