Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kaxee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Wax soconaya oo meel joogey ka wadid.
Is-rogga falkan
-xeeyay, -xaysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kax
Magac dheddig
2: kaxaan
Magac lab
3: kaxarbe
Magac lab
4: kaxayn
Magac faleed dheddig
5: kaxaysad
Magac lab
6: kaxaysasho
Magac faleed dheddig
7: kaxaysi
Magac lab
8: kaxayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad