Qaamuusle LogoQaamuusle

isdhaafi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Laba wax oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarin.
2
Wax khaldid.
3
Cid waalid.
4
Jirro qof haysay mid kale ku wareejin iyada oo sixir la adeegsanaayo.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay