xareedi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Dugaag, shimbiro iwm ciyaaro, ci' ama dhaqdhaqaaq kale oo ay ku muujinayaan barwaaqo samayn.
2
Shimbiro ci' iyo dhaqdhaqaaq la aammin- sanyahay in ay ku roobdoonayaan samayn.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
-iyay, -isay