caawin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
caawin1
Magac dheddigla midka ah (ld):
caawiyid
caawin2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid kaalmo ama taageero u fidin.
Is-rogga falkan
-imay/-inay, -intay; -imi/-ini
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-imay/-inay, -intay; -imi/-ini