caddallool
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
caddallool1
Magac labCiyaar carruureed ilmuhu qoray la tuurayo ay ku ciyaaraan habeenkii iyaga oo labo labo koox isagasoo horjeeda.
caddallool2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCaddaallool ciyaarid.
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay