Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
caddaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la caddeeyey ahaansho.
2
Wax caano lagu daray ahaansho (shaah).
Is-rogga falkan
-snaa, -snayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: cad
Magac lab
2: cadaab
Magac lab ama dheddig
3: cadaabid
Magac faleed dheddig
4: cadaad
Magac lab ama dheddig
5: cadaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: cadaadin
Magac faleed dheddig
7: cadaadis
Magac lab
8: cadaadis-beege
Magac lab