Qaamuusle LogoQaamuusle

caddayso

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax caddaan ka dhigasho.
2
Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho.
3
Shaah caano ku darsasho.
4
Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
Is-rogga falkan

-stay, -satay