Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
caddee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax caddaan ka dhigid.
2
Arrin la qarinayey soo bandhigid.
3
Shaah caano ku darid.
4
Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
Is-rogga falkan
-deeyay, -daysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: cad
Magac lab
2: cadaab
Magac lab ama dheddig
3: cadaabid
Magac faleed dheddig
4: cadaad
Magac lab ama dheddig
5: cadaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: cadaadin
Magac faleed dheddig
7: cadaadis
Magac lab
8: cadaadis-beege
Magac lab