Qaamuusle LogoQaamuusle

da'

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

da'1
Magac dheddig
1
la midka ah (ld):
da'aad
Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri
2
D. ah: qof sanado badan jira; duq.
3
Dad hal casri wada nool.
da'2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Roob cirka ka imaansho.
2
Hoore, si dhibic dhibic ah u daadasho.
Is-rogga falkan

-'ay, -'day; -di'i