daabax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daabax1
Magac lab1
D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon.
2
D. ah: hilib aan tamooti ahayn.
3
la midka ah (ld):
daabaxid
ld dabaax¹, dabax¹, dibaax, dubaax
daabax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNeef xoolo ah gawricid. ld dabaax², dabax².
Is-rogga falkan
-xay, -xday