Qaamuusle LogoQaamuusle

dabaq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dabaq1
Magac lab
1
Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo.
2
Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

dabaq2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.
Is-rogga falkan

-bqay, -baqday; -bqi