dabayl
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dabayl1
Magac dheddig1
Hawo xoog leh oo dhan u socota.
2
Xanfar; siigo.
3
Rooxaan ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal.
4
Dhanka dabayshu ka socoto.
5
la midka ah (ld):
dabeyl
Wadarta Magacan
-lo, m.l
dabayl2
Magac dheddig(c.cimi.) Mawjad hawo, oo xoog ugu socota jiho kasta, oo badanaa la moodo inay barbaro la tahay oogada dhulka.
Wadarta Magacan
-lo, m.l