Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dad
Magac lab
Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
Wadarta Magacan
-dyow, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dadaabee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
2: dadaabeyn
Magac faleed dheddig
3: dadaabeysad
Magac lab
4: dadaabeysasho
Magac faleed dheddig
5: dadaabeysi
Magac lab
6: dadaabeyso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
7: dadaal
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
8: dadaalid
Magac faleed dheddig