Qaamuusle LogoQaamuusle

dadaal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dadaal1
Magac lab
1
Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh.
2
Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.
dadaal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho.
2
Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².
Is-rogga falkan

-aalay, -aashay