masaafir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
masaafir1
Magac labQof safar ah. ld masaafur¹, musaafur¹.
Wadarta Magacan
-rro/-riin, m.dh
masaafir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur², musaafur².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rro/-riin, m.dh
-ray, -rtay