Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dakee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
1
Sariir, kursi iwm ku dul raaxaysasho.
2
Biyo ku dul maraabayn (markab ama doon).
Is-rogga falkan
-keeyay, -kaysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dakaamid
Magac faleed dheddig
2: dakaamo
Magac dheddig
3: dakaan
Magac lab
4: dakanaduug
Magac lab
5: dakanaduugid
Magac faleed dheddig
6: dakane
Magac lab
7: dakano
Magac dheddig
8: dakar
Magac lab