dakanaduug
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dakanaduug1
Magac labBaabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduugid.
dakanaduug2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadGodob dad u dhexaysay baabbi'in.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-gay, -gtay