debec
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
debec1
Magac labla midka ah (ld):
debcid
debec2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho.
2
U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac², debac².
Is-rogga falkan
-bcay, -becday; -bci