Qaamuusle LogoQaamuusle

dųf

Magac lab ama dheddig
1
Dhogor badan oo is-haysata.
2
Wax dhogor leh.
3
Mayrax la jilciyey oo la feeray.
4
Shukumaan.
Wadarta Magacan

-faf, m.l