Qaamuusle LogoQaamuusle

dheefsade

Magac labBaayoloji
Noole quuta kuwa ka yaryar, marka laga eego xagga silsiladda cuntada. Daaqcunayaashu waxay quutaan dhirta cagaaran oo waa dheefsade hore, hilibcunayaashuna waxay quutaan daaq cunayaasha, markaa waa dh. dambe.
Wadarta Magacan

-ayaal, m.l