Qaamuusle LogoQaamuusle

dheerow

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax dhererkiisu kordhay noqosho.
2
Ku dh.: wax muddo dheer ku qaadasho.
Tusaale
Shirkii waa lagu dheeraaday
3
Wax meel ka durkay noqosho.
Is-rogga falkan

-raaday, -raatay