Qaamuusle LogoQaamuusle

dhegawaddan

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Qof dhegihiisu aad wax u maqlaan ahaansho.
2
Qof wax dhega nugul ahaansho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd