Qaamuusle LogoQaamuusle

dheji

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax meel ku nabid.
2
Ku dh.: wax dab ku taabasho.
3
Ku dh.: cid wax cunaysa ku ileyn (qof).
4
Isku dh.: cid kale isku dawdarid (qof).
5
la midka ah (ld):
dhaji
Is-rogga falkan

-iyay, -isay