Qaamuusle LogoQaamuusle

dhereg

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhereg1
Magac dheddig
1
Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho.
2
Barwaaqo; ladnaan.
dhereg2
Magac dheddigKiimika
Marki walaxi ka kaaftoonto isbeddel.
dhereg3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ka dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.
Is-rogga falkan

-rgay, -regtay; -rgi